$0+

Midnimo mase Musuqmaasuq

I want this!

Midnimo mase Musuqmaasuq

$0+

Buug Bilaash ah oo Qalbigaaga Taabanaya – Qoray: Mr. Bazam

Soomaaliya maanta: qaran burburay, dad kala fog, dhalinyaro rajo beeshay, siyaasiyiin ku mashquulsan kursi – su’aasha taagan waa:

> Ma Midnimadii baa naga luntay mise musuqmaasuq baa na cunay?

Buuggan 100% FREE ah wuxuu si qoto dheer u falanqeynayaa:

Taariikhda midnimada & sida loo jabiyay

Musuqmaasuqka noo noqday nidaam nololeed

Qabiilka & qaran-duminta

Jiilka cusub & fursadaha isbeddelka

Baaq toos ah oo ku wajahan siyaasiyiin, dhalinyaro, odayaal & ganacsato

Buuggan wuu kaa qoslinayaa, kaa naxinayaa, kuna toosinayaa.

Waa qaylo-dhaan wadani ah – adiga ayayna kugu socotaa!


$
I want this!

Aragtidaada hoos noogu reeb.

Pages
Size
333 KB
Length
19 pages
Copy product URL